Kulankaan oo duco iyo qur’aan aqris ahaa loona sameynayay gudoomiyihii hore ee gobolka galgaduud shiikh axmed cali jimcaale ee dhawaan kugeeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Galmudug, oo ay ka mid yihiin Wasiirro, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Maamulka Caasimadda, Culimada, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.caasimadda galmudug.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liibaan Mohamed Abdi