Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabadda xarigga looga jarayay Masaajidka Sheekhayn ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug iyo culimo Soomaaliyeed iyo qaar ka mid bulshada maglaada Galkacyo.
Munaasabaddan ayaa wax ay muujinaysa sida ay muhiim u tahay dhismaha iyo hagaajinta masaajidda, iyadoo laga hadlayay doorka masaajiddada ee bulshada iyo xoojinta xiriirka diinta islaamka iyo bulshada. Taas oo meel fog kaga jirta ku adkaysiga xariga alle.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf