Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadaan oo si heer sare ah loo soo Agaasimay Waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyeen ka socday Galmudug, Gudoomiyaha Degmada Afbarwaaqo , Odayaasha dhaqan, Ganacsato , Waalidiinta dhalay Qaar ka mid ah Ardayda qalin jabineysay iyo Maamulka Sare Ee Dugsiga barashada Qur’aanka Kareenka ah iyo Culuumta Islaamka Ee Aflax.
Duqa Degmada Gaalkacyo Ayaa ugu Hambalyey arday ka qalin jabisay Dugsiga Aflax Waxa uuna u ugu mahad celiyay dadaalkooda Waalidiinta ku dadaalay waxbarashada ardeydaan.
Liban Mohamed Abdi ayaa warkan soo jeedinaya.