Masuuliyiin katirsan Galmudug oo xilka u kala wareejiyay Taliyaha cusub ee Saldhiga degmada Cadaado iyo taliyihii hore

0
49

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kaqayb galay xilwareejinta maxamee cabceed taliyii hore ee saldhiga degmada cadaado ee gobolka galgaduud maxamed cadceed ayaa kasheekeeyay shaqooyinkii uu kasooqabtay degmada cadaado iyo deegaanada hoos taga

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here