Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-xoghayaha Dowladda Hoose degmada wisil mudane liban Abshir warsame iyo wafdi uu hogaminaayo oo ay ka mid yihiin Agasimeyaal ,iskuduwaha cafimadka Degmada iyo godonka Dhalinyarada ayaa booqasho xog-aruuris ah ku tagay degaanka lulubsho oo kamida ah degaanada hoosyimaada Degmada Wisil oo ay ka jiraan baahiyo kala duwan.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi