Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo Daahir Mohamed Nuur iyo Masuuliyiin kale ayaa kormeeray isbitalka guud ee degmada luuq isaga oo warbixin ka dhageystay maamulka Isbitaalka iyo hay’adda gacanta ku haysa.
Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahinayasa.