Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Bulshada Magaalada Buur Saalax ee Gobalka Mudug ayaa uga mahad celiyay Wasaarada Biyaha Puntland Dayactir iyo Qalabeyn ay ku sameeysay Ceelbiyoodka magaaladaas oo mudo halaysnaa.
Mashruucan oo ay fulinaysay hay’adda IRC ayey sheegeen bulshadu in ay baahi weyn uqabeen.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali