Mas’uuliyiinta golaha dhaqaalaha qaranka oo kulan layeeshay bulshada rayidka ah ee Dhuusamareeb

0
74

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiinta ka socda golaha dhaqaalaha qaranka ee soomaliya ayaa Dhuusamareeb wadatashi kula yeeshay bulshada rayidka ee dowlad goboleedka Galmudug oo ay ka wada hadleen arrimao la xiriira qorshaha qaran ee Hiigsiga qarni jirka 2060,
Kulankan ayaa kagu sharaxay siyaasadda Mudnanta u leh dardargelinta adeegyada hormarinta iyo dib usoo kabashada dhaqaalaha qaranka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here