Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Galmudug oo ay wehliyaan Agaasimaha Wasaaradda amniga iyo Gudoomiye Dagmada Gadoon ayaa dhagax-dhigay ballaarin lagu sameynayo isbitaalka degmada Gadoon ee Gobolka Galgaduud,
Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada, bahda caafimaadka, iyo bulshada deegaanka.
Hamdi Dirie Ali ayaa warkan soo jeedineysa.