Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiiru dowlaha Waxbarashada XFS oo ay wehliyaan qaar ka mid ah wasiirada Waxbarashada Dowlad goboleedyada ayaa Kormeeray goobaha lagu saxayo Imtixaanka Macallimiinta ee ay dhawaan wasaarada waxbarshadu ku qaaday magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid magaalooyinka maamul goboleedyada
Wasiirada ayaana warbixin ka dhageystay gudigga ku guda jira sixiraanka imtixaanaadka.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Hamdi Diriye Ali.