Masuulyin ka tirsan DFS iyo Maamulka Hirshabeelle oo 300 oo caruur agoon ah ciid siin ugu sameeyey Degmada Balcad..

0
57

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ku dhawaad 300 oo carruur agoona ayaa dharka Ciida lagu qeybiyey degmada Balcad ee gobolka shabeelada dhaxe.
Xildhibaan Xasan Maxamad Xaajj oo kamid ah xildhibaanada dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa deeqdan dharka ciida ah gaarsiyey carruurtan agoonta ah.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here