Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Diktoor Ahmed Muxiyidiin Hiraabe oo ka mid ah dhaqatiirta magaalada Dhusmareeb ayaa bulshada la wadagay talooyin ku saabsan Isticmaalka cuntooyinka wanaagsan xiliga Bisha Ramadan iyo waqtiga habboon in cuntooyinkaas la qaato.
Warkaan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yuusuf