Maxaabiista Xabsiga dhexe Magaalada Baydhabo Oo Xirfado La barayo.

0
25

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababarkan ayaa lagu baran doonaa Xirfado kor looga qaadayo Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo kuwaas ay ugu horeeyaan Xarqaan tolista

munaasabada dahafurka tababarkan ayaa waxa ka soo qey galay Madax ka tirsan Maamulka KG u jeedka tababrkan ayaa ayaa sida kor looga qaadi lahaa xirfadooda maxaabiista ku jiro xabasiyada dhexe marka ay ka baxaan dib ugu dhistaan noloshooda

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here