Maxkamada Ciidmada soomaaliya oo amaro ku soo rogtay goobaha Caafimaadka Dalka.

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa soo saaray amaro culus oo ku saabsan la-dagaallanka isticmaalka iyo ganacsiga maandooriyaha, isagoo diiradda saaray xarumaha caafimaadka ee bulshadu adeegsanayaan si aan habboonayn.
Guddoomiyaha ayaa faray ciidamada Booliska inay tallaabo sharci ah ka qaadaan xarumaha caafimaadka ee si sharci-darro ah uga ganacsada dawooyinka maandooriyaha ah ama ku lug leh faafinta maandooriyaha bulshada

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here