Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxkamada degmada Baraaqe ayaa u farisatay qadida dacwo ka dhan ah afar ruux oo dhamaantood raga oo ku edeysnaa ka ganacsiga waxyabaha maanka dooriya .
Maxkamadeyda ragan waxaa goob joog ahay walidiinta dhalay iyo qaar ka mid ah bulshada degmada Baraawe.
Gudoomiyaha maxkamada degmada Baraawe muqtaar Abanuur ayaa ku dhawaaqay xukunka ragaan.
Maamulka iyo laamaha amaanka Baraawe ayaa go’aano culus ka qaatay wax ka qabashada Maan dooriyaha.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.