Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Maxkamada Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kuwarejisay dhul iskugu jira mid dhisan iyo mid banaan 3 gabdha oo wada dhashay kuwaas oo in mudaa sifo sharci daraa loga heystay Sida Maxkamadu Sheegtay.
Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Mudug Abukaate Abdirisaq Ali Yusuf ayaa aqriyey marxaladaha ow somaray Dhulkab sidoo kalena gabdhaha dhulka lagu warejiyey ayaa u mahad celiyey Maxkamada.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor