Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u fariisatay dacwadda ninkii loo heystay inuu gubay xaaskiisa

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa billowday dacwada loo heysto Sayid Cali Macallim Daa’uud oo dhawaan xaaskiisa oo uur leh ku gubay magaalada Muqdisho islamarkana ay geeriyootay.

Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay degmadda Dharkeynleey ee gobolka Banaadir 26 kii January, waxanya ciidamada ammaanku gacanta ku soo dhigeen eedeysanuhu 05-02-2024 xilli uu ku dhuumaalaysanayay meel u dhow degmadda Wisil ee gobolka Mudug.

Liban Mohamed Abdi ayaa faah faahianya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here