Maxkamadda Gobolka Galgaduud Galmudug oo xukun ku ridday rag lagu eedeeyay dilka hooyo iyo carruurteda.

0
77

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa soo saartay go’aan rasmi ah oo ka dhan ah saddex eedeysane oo loo haystay dil naxdin leh oo loo geystay hooyo Sahro Cartan Xirsi iyo gabadheeda.

Dilkaas ayaa dhacay tobankii bishan, waxaana uu ka dhacay deegaanka Qaayib, meel duleedka ah.

Dilkaasi wuxuu si weyn u gilgilay quluubta shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: liibaan maxamed cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here