Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo la horgeeyay eedeysanayaal loo haysto dilka hooyo iyo gabdheeda.

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ufariisatay kiiska ay edaysanayaal kayihiin Abdi Cismaan Abdullahi, Ayuub maxamed Abdi iyo Galad Axmed Xuseen oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud.

Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan DowladdaGalmudug, Saraakiisha Amniga iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Waxaa inoo soo jeedinaya:-Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here