Maxkamadda gobolka Mudug oo muwaadin Gaalkacyo ku nool u xukuntay dhul la’isku haystay

0
102

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maxkamada gobolka Mudug ee Galmudug ayaa dhul uu lahaa Mayle Cabdulaahi Jaamac kuwareejisay dhul kaas si sharcidaro ah looga haystay sida uu sheegay gudoomiyaha maxkamada gobolka mudug ee Galmudug Cabdirisaaq Cali Yuusuf oo shir jaraa’id ku qabtay dhulkan la’isku haystay.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here