Maxkamadda gobolka Mudug oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay dhul si sharci darro ah looga haystay

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Mudug, Abuukaate Cabdirisaaq Cali Yuusuf, ayaa ku wareejiyay dhul muddo si sharci-darro ah looga haystay muwaadin lagu magacaabo Maxamed Cali Faarax.
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Mudug, Abuukaate Cabdirisaaq Cali Yuusuf, ayaa si cad u sheegay in wixii hadda ka dambeeya uusan jirin muran dambe oo ka taagnaan doona dhulkan la wareejiyay.

Warkaan waxaa soo jeedinaya;Abdullahi Abdulkadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here