Maxkamadda gobolka Mudug Galmudug ayaa u fariisatay dacwad laxiriirta dhac loo gaystay muwaadiniin ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka.
Xafiiska xeer ilaalinta ayaa ugu horrayn fadhiga ka jeediyay dawcadda loo haysto eedaysane Kalar Abdiwali Kheyrow.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali