Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xildhibaan Maxamed Axmed Cali (Haykal), oo ka tirsan Golaha Deegaanka Boosaaso, ayaa maanta ku wareejiyay maamulka, waxgaradka iyo aqoonyahanka deegaanka Kalabayr qalab dhismeed loogu talagalay dayactirka iyo ballaarinta xarunta MCH-ka Kalabayr.
Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa soo jeedinaya.