Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Drs Faadumo Axmad Cabdi oo kamid ah bahda caafimaadka ee Baladweyne ayaa haweeenka uurka leh ugu baaqday ineey ka digtoonaadaan isticmaalka dawooyin uusan u qorin dhaqtar sida kaaniiniyada marlaariyada,Gaaska iyo Tekmoolka oo sababi kara ineey ilmaha hooyada ka dilmaan.
Hooyooyinka uurka leh ayaa xanunada u badan la kulma xiliga ay ku jiraan bilooyinka hore iyadoo waqtigaas loo bahanyahay in la muujiyo taxadar badan.
Waxaa Barnaamijka waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed