Mid kamid Culimada Magaalada Dhuusamarreeb oo bulshada kula dardaarmay In laga farxiyo masaakiinta

0
76

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Sheikh Abdiwali Xaaji Diiriye oo kamid ah culimada Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa umadda muslimiinta ah kula dardaarmay in maalintan ciidda ah dadka masaakiinta ah laga farxiyo, waxaa kale uu sharaxaad ka bixiyay sida loo bixinayo fitrada iyo cidda mudan in la siiyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here