Midowga Yurub oo dowlada soomaaliya ku tageerya lacag dhan Sagaal Milyan oo Yuuro

0
47

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige oo ka warbixiyay horumarka ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay hagaajinta hannaanka Maamulka Maaliyadda iyo hufnaanta dhaqaalaha Dalka.
Dhinaca kale Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms. Karin Johansson ayaa ku dhawaaqday in Midowga Yurub ay bixinayaan lacag dhan Sagaal Milyan oo Yuuro oo ah kabka miisaaniyadda Dowadda.

Warkan Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here