Midowga Yurub oo munaasabad abaalmarin ah Muqdisho ku qabtay.

0
80

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabaddaan oo lagu abaalmarinayay tartamayaal ku guulaystay tartan suugaaneed ku saabsanaa arrimaha deegaaanka waxaa soo qaban-qaabiyay xafiiska Midowga-Yurub ee Soomaaliya, waxaana ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta DFS iyo wasiirka waxbarashada oo ay wehliso ergayga gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan midowga Yurub ayaa xafladdan Abaalmarinta ah goobjoog ahaa.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdi Dahir Garad Ali 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here