Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Barre Maxamed Muuse waxa uu kamid yahay dhalinyarada aqoonyahanka ee kunool magaalada Dhuusamareeb waxa uu dhawaan kahirgaliyay duleedka Dhuusamareeb meel iskugu jirta maqaayada iyo beer taa oo lagu magacaabo Dhaqansame dhalinyarada iyo madaxda kala gadisan ee dowlad goboleedka Galmudug ay waqtiyada qaar kutagaan dalxiis si ay waqti nasiino ah ugu soo qaataan.Barre ayaana sheegay in meheradiisu ay door fiican kaqaadatay isdhexgalka dhalinyarada iyo hormarinta Nabada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.