Muanaasabad lagu soo dhaweynayey dhaqaatiir cusub oo lagu qabtay Guricel

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degmada Guriceel ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo dhaweynayey dhakhaatiir ka socotay xarunta caafimaadka ee NOVA Diagnostic And Research, taasoo ah xarun ku takhasustay qalabka casriga ah iyo adeegyada baaritaannada caafimaad.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhakhaatiir, aqoonyahanno, agaasimayaal heer dowlad goboleed ah oo ka socda Galmudug, iyo wakiillo ka socday isbitaalada gaarka loo leeyahay ee gobolka.

 Xamdi Diiriye Cali ayaa warkan soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here