Mu’asasada Mucallim Nuur oo Dhuusamareeb ka furtay Machad waxbarashada Maaddiga ah.

0
63

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Mu’asasada Mucalim Nuur faraceeda Dhuusmareeb oo horay u bixin jirtay waxbarasho diiniya ayaa lagu soo kordhiyay qayb waxbarashada maadiga ah.

Munaasabadda xarig-jarka Machadkan waxbarashada Maadiga waxa ka soo qeyb-galay wasiirka waxbarashada Galmudug xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo ganacsato.

Wariyeheenna Cabdulahi Cabdiqaadir Nuur  ayaa soo jeedinaya warbixintan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here