Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabadaan ay kasoo qayb galeen masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug iyo marti sharaf kale kala duwan sida culumada odayaasha dhaqanka haweenka dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayna kuqalin jabinayeen arday dhameeysatay barashada Qur’aanka kariimka iyo shareecada islaamka ayaa lagu caasimada galmudug ee Dhuusamareeb Munaasabadda ayaa ugu waxaa ugu horayn aqoontooda kusooban dhigay ardayda wax kabaratay macahadka xifdinta Qur’aanka kariimka iyo Shareecada Islaamka ee caydaruus.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liibaan Mohamed Abdi