Munaasabad abaalmarino lagu guddoonsiiyey arday kaalmaha ka galay tartan Qur’aanka oo lagu qabtay Mugadisho

0
82

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadan ayaa abaalmarino lagu guddoonsiiyey arday kaalmaha hore ka galay tartan Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir,
tartanka oo ay soo qabanqaabisay jumciyadda abaadir waxaa loo qabtay 87 arday oo ka socday 25 madaraso.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here