Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday baratay Shareecada Islaamka oo lagu qabtay Guriceel.

0
31

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalada Guriceel, taasoo lagu maamuusay qalin jabinta ku dhawaad 40 arday oo dhammeystay barashada shareecada Islaamka.
Xafladda waxaa furay guddoomiyaha dalladda mu’assasaadka iyo macaahida shareecada ee Soomaaliya, Mohamed Ali iyo Maamulaha Machadka Al-Macaarif, Waxayna ardayda kula dardaarmeen inay ka faa’iideystaan aqoonta ay heleen, isla markaana ay bulshada ugu adeegaan si daacadnimo iyo hufnaan leh.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here