Munaasabad ay ku qalin-jebinayeen arday baratay xirfadaha gacanta oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo ay ku qalinjebinayeen ku dhowaad 400 arday oo dhamaystay barashada xirfadaha gacanta ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Tababbarkan lagu baranayay xirfadaha gacanta waxaa hirgeliyay hay’adaha WFP iyo NRC oo kaashanaya dowladda Galmudug.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here