Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xafladda Qalin jabinta Ardayda dhamaysay Jaamacadda Galkacyo UNIVERSITY GU ayaa lagu qabtay magakaada Gaalkacyo
Waxaana munaasbaddan ka qeybgalay masuuliyihin ka tirsan maamulka jamacdda, xubno ka socday maamulka gobolka mudug, wasaaradda waxbarshada, waalidiin iyo arday.
Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.