Munaasabad ay ku qalin jebiyeen arday baratay culuumta Caafimaadka iyo Tiknoolajiyadda oo lagu qabtay Guriceel

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Munaasabad lagu maamuusayey qalin-jabinta ku dhowaad 80 arday oo baranayey xirfadaha kombuyuutarka iyo cilmiga caafimaadka ayaa ka qabsoontay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Ardaydan ayaa waxbarashadooda ku qaatay Macadka Danjir International Academy, iyaga oo soo dhammaystay barnaamijyo kala duwan oo lagu tababarayey aqoonta casriga ah.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here