Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa magaalda Guriceel uga ka qeybgalay munaasabad ay qalinjabinta in kabadan 70 arday oo sanadkaan dhameysay waxbarashada heerka 1-aad ee Jaamacadda Plasma campuskeeda gobolka Galgaduud
Munaasabaddan oo loo qabtay ardayda xarumaha Dhuusamareeb iyo Guriceel Waxaana ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Galmudug, macalimiin, arday iyo maamulka jamacadda.
Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.