Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabadan oo lagu maamuusayey qalinjabinta ku dhowaad 30 gabdhood oo dhameystay barashada cilmiga umulisanimada (Midwifery) ee Macadka Galmudug Medical Training Institute (GMTI).
Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, maamulka macadka, waalidiinta ardayda, iyo marti sharaf kale.
Warkaan waxaa soo jeedineysa: Abdullahi Abdulkadir Nor