Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabaddaan oo ujeedkeedu ahaa in bulshada lagu wacyigeliyo ka qayb-qaadashada dhismaha waddooyinka Caasimadda waxaa soo qaban qaabiyay maamulka Dowladda hoose ee Dhuusamareeb waxaana ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo wasiiradda Galmudug, maamulka gobolka Galguduud iyo kan Caasimadda oo ay wehliyaan qaybo kamid ah bulshada Caasimadda.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali