Munaasabad dhiigelin ah oo loo qabtay ardayda Dugsiyada dhexe ee Deegaanka Ceeldibir ee gobolka Mudug.

0
128

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka deegaanka Ceeldibir ee gobolka Mudug ayaa munaasabad dhiiri galin ah u sameeyay ardayda kaalmaha ka galay Imtixaankii Dugsiyada Dhaxe ee ee ay sanadkaan qaaday wasaaradda waxbarashada Galmudug.
Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay masuuliyin ka tirsan maamulka deeganka, xubnaha ka socday shirkadaha deeganka ka shaqeeya, waalidin, ardayday iyo qeybaha kale ee bulshada.

Warka waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here