Munaasabad dib loogu howlgelinayay adeegii Boostada Dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
11

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo 36 sano kadib, dib loogu furayay adeegii Boostada Soomaaliya oo lagu qabtay Garoonka Aadan Added waxaa ka qayb-galay wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo technology-yadda, wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada, maareeyaha Garoonka iyo masuuliyiin kale.

Intii lagu jiray munaasabadda, mas’uuliyiintii goobjoogga ka ahaa ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda dib u soo celinta adeegga boostada kadib tobanaan sano oo hakad ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here