Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Kulankan oo looga hadlaayay sidii ay u wada shaqayn lahaayeen maamulka iyo bulshada degmada Gubadleey ee gobolka Banaadir waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socday maamulka gobolka Banaadir iyo madaxda degmada, qaybaha kala duwan ee bulshada degmada iyo kooxaha fanka oo goobta kusoo bandhigay kaalimo suugaaneed.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali