Munaasabad Lagu Ciidsiinay Inka badan 300 boqol caruur agoon ah oo lagu qabtay Galkacyo

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyin Ka kala tirsan Dawladdaaha Galmudug iyo Puntland ayaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug uga qeybgalay munaasabad Lagu Ciidsiinayey 300 boqol oo caruur Agoon ah Kuwaas oo aabayaashood ku geeriyoodeen dagaalladii Sokeeye ee Ka dhacay gobalka Mudug.

Munaasabadda ayaaa wax goob joog aha maamuladda magalada Galkacyo ee galmudug iyo puntland, aqoon yahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magalada Galkacyo.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here