Munaasabad lagu daah-furay deegyo caafimaad oo lagu qabtay degmada Guriceel.

0
136

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo ay ka qayb-galeen masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Guriceel iyo qaybaha bulshadu waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Isbitaalka Shifa ee degmada Guriceel waxaana ay ku saabsanayd daah furka adeegyo caafimaad oo ay kamid yihiin Dawaynta iyo Daryeelka Afka iyo Ilkaha.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here