Munaasabad lagu daah-furayay sharciga shaqaalaha Rayidka Galmudug oo Dhuusamareeb lagu qabtay

0
87

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Munaasabad uu soo qaban qaabiyay Guddiga shaqaalaha Rayidka Galmudug oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb waxaa kasoo qayb-galay Masuuliyiin ka kala socday laamaha kala duwan ee Dowladda Galmudug sida wasiirrada, Baarlamaanka, Agaasimayaal, Qaar kamid ah shaqaalaha Rayidka Galmudug iyo Marti Sharaf kale.

Xafladdan oo lagu daahfurayay sharciga shaqaalah Rayidka Maamulka Galmudug waxaa ugu horrayn faahfaahin ka bixisay Guddoomiyaha Guddiga Marwo Amina Mohamed Farah oo munaasabadda furtay.

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here