Munaasabad lagu daahfurayay Ololaha Talaalka isku dhafka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad lagu daahfurayay labada talaal ee oofwareenka, Shubanka biyoodka iyo Ololaha Talaalka isku dhafan ee Oofwareenka iyo Jadeecada ayaa lagu qabtay Magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose.
Waxana munaasabadda ka soo qeebgalay wasiirka wasaaradda caafimaadka Jubbaland, bahda wasiirka wasaradda gargaarka Jubbaland,bahda caafimaadka maglaada Kismaayo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:  Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here