Munaasabad lagu dhagax dhigay Ceel cusub iyo Beer oo lagu qabtay duleedka degmada Guriceel

0
57

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad oo lagu xarig jarayay ceel biyood cusub iyo beer laga hirgelinayo duleedka Koofureed ee degmada Guriceel waxaa soo qaban qaabiyay maamulka Mu’asasada Iqra Foundation oo taageerta iskuulka Maxamud Sebriye ee degmada Guriceel.

Ceelkan oo sida la sheegay loogu deeqay ardayda wax ka barata Iskuulkaas waxaa ugu horrayn dhagax dhiggiisa hadal ka jeediyay Guddoomiyaha Mu’asasada Iqra Degmada Guriceel Dr Cabaasa Cali Liibaan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here