Munaasabad lagu dhiirigelinayay bahda Caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
42

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS mudane Marwo Drs-Maryan Mohamed xuseen ayaa ka qeyb gashay munaasabad lagu dhiirigelinayay bahda Caafimaadka ee doorka weyn ka qaatay howlohii ka jawaabidda fatahaadihii iyo Daadadkii ka dhacay dalka.
Ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed ayaana xafladan Soo agaasimay waxana ay ugu horeyn sharaxaad ka bixiyeen howlihi ay qabteen dhaqatiirta soomaaliyeed.
Wasiir Dowlaha Caafimaadka XFS Drs-Maryan Mohamed Hussen ayaa bogadiyey Doorki bahda caafimaadka ay ka qateen howlihii gurmadka fatahaadaha iyo daadaka dalka ka dhacay.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here