Munaasabad lagu kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo Machadka Tababarada oo lagu qabtay Baydhabo.

0
28

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo seddex geesood ahayd waxaa isugu yimid masuuliyiin ka kala socday wasaaradda caadimaadka DFS, Wasaaradda caafimaadka KGS iyo SOS Somalia.

Shirkan waxaa lagu kala sixiixday is afgarad lagu horumarinayo machadka tababbarada umulisooyinka KGS.

Waxaa soo jeedinaya:Abdidahir Gard Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here