Munaasabad lagu Shaacinayay Natiijada Ardayda Machadka Cumar Binu Khadaab oo lagu qabtay Degmada Xeraale

0
107

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munasabaddan oo ahayd mid lagu shacinayay natiijada imtixaanka ardayda Machadka Cumar Bin khadaab oo kamid ah Macaahida lagu barto culuumta diiniga ah ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka Degmada Xeraale culimaa’udiinka Degmada walidiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here